Madaxweyne Waare oo digniin ka soo saaray doorashada Maamulka Galmudug

Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa soo dhoweeyey dhismaha maamulka cusub Galmudug oo dowladda Soomaaliya ka wado Dhuusamareeb, isagoo dhinaca kale ka digey iney halkaas ka dhacdo doorasho khalalaase wadata. Hadalkan ayuu Madaxweyne Waare ka jeediyey munaasabad loogu dabaal-degayay sanad-guuradii 1aad ee ka soo wareegtay doorashadii Madaxweynaha Koonfur Galbeed C/Casiis laftagareen oo Baydhabo lagu qabtay. … Continue reading Madaxweyne Waare oo digniin ka soo saaray doorashada Maamulka Galmudug